$15

SIDEE ONLINE-KA LACAG LOOGA SAMEEYAA? SIRTA CAALAMKA DHIJITAALKA AH.

1 rating
Add to cart

SIDEE ONLINE-KA LACAG LOOGA SAMEEYAA? SIRTA CAALAMKA DHIJITAALKA AH.

$15
1 rating

Ma jeclaan lahayd in aad online-ka ka samayso lacag ku filan naftaada iyo qoyskaagaba?

Ma jeclaan lahayd in aad si xor ah uga shaqaysato online-ka adiga oo gurigaaga jooga? 

Ma jeclaan lahayd in aad ka maaranto shaqadaada, oo aad adigu batrooni isku noqoto?

Haddii jawaabtaadu ay tahay HAA, waxaad la kulantay fursad dhif iyo naadir ah xilligaan in la helo, fursaddaas oo ah, in uu ku horyaallo buug af Soomaali ah oo soo koobaya hababka kala duwan ee online-ka looga shaqaysto.


Buuggaan noociisa oo kale kama heli doontid internet-ka, xitaa isaga oo af Ingiriisi ah, sababtoo ah ma ahan buug meel kale laga soo minguuriyay, ee waa khibraddayda iyo aqoontayda aan u leeyahay hababka kala duwan ee online-ka looga shaqaysto (This is 100% original work).

Run ahaantii waa buug aan u qoray si aan hagrasho lahayn, oo adiguba aad ka markhaati kici doonto marka aad akhriso. Farsamo kasta iyo weebsayd kasta oo kuu fududaynaya, hadba xirfadda markaas aad doorato, ayaan kugula wadaagay buugga. Ma ahan oo kaliya magacyada weebsaydyada, xitaa lingaxyada (links-ka) ayaa ku jira, si aadan weebsaydyo khaldan u aadin.

Haddii aad tahay qof aysan waxba uga bilawnayn sida online-ka looga shaqaysto, marka aad buuggaan akhriso waxa aad noqon doontaa, qof heer sare (advanced) ka jooga sida online-ka looga shaqaysto. Waxa aad khabiir ku noqon doontaa macluumaadka ku gedaaman ganacsiga online-ka ah.

Qof kasta oo yaqaan sida af Soomaaliga loo akhriyo, sida aad haddaba u akhrinayso qoraalkaan, ayaa ka faa'idaysan kara buuggaan. Uma baahnid in aad waxbarasho heer sare ah soo dhammaysay.

Run ahaantii buuggaani waa uu ka qiimo badan yahay $15, qiimihiisu ugu yaraan waa $39+, balse ha walwalin, xitaa $15 ma bixin doontid, kaliya $7 ku hel buugga, sababtoo ah waxaad ku soo beengantay qiimo dhimista.

Qiimo dhimistaan kooban ka faa'idayso inta aysan kaa dhammaan, muddo kooban ayay socon doontaa, hadhow qiimaha rasmiga ah ($15) ayaa lagu iibin doonaa. 

Meel kasta oo aad dunida ka joogto waad iibsan kartaa, lacagta waxaad ku bixin kartaa kaarkaaga bangiga sida Mastercard, visa card, iwm, sidoo kale waxaad ku bixin kartaa Paypal haddii aad isticmaasho.

Si aad u iibsato waxaad riixdaa batoonka ay ku qoran tahay "I want this!", kaddib iimeeylkaaga gali (Gmail-kaaga), deedna nambarka kaarkaaga gali, sidoo kale taariikhda uu dhacayo, magaca kuugu qoran kaarka, iyo nambar sireedka gali.

Haddii aad Paypal ku bixin rabto, calaamadda Paypal dooro. Dabcan wax adag ma ahan in intaas la sameeyo, balse dadka ku cusub ee aan kaararka bangiyada isticmaali jirin ayaan ugu talagalay in aan tilmaamo.

Haddii aad Soomaaliya joogto, kaarar bangi waad heli kartaa sida IBS Bank, Premier, iwm, ayaa bixiya, balse haddii aadan haysan, waxaad ku bixin kartaa EVC, Zaad, eDahab, iyo Sahal, midkood, ee si gaar ah Whatsapp-kaan hoose naga la soo xiriir 

: - https://wa.me/+252617186255

Mahadsanidiin.


<< Haddii qiimo dhimistu (oo $7 ah) aysan wali kuu soo bixin, wakhtigii qiimo dhimistana uusan wali dhammaan, fadlan hal daqiiqo sug adiga oo aan ka bixin boggaan, way dhacdaa mar marka qaar in boggu cuslaado, way kuu soo bixi doontaa>>


Add to cart

Waxaa socota qiimo dhimis kooban ($7), ka faa'idayso inta aysan kaa dhamman.

Qiimaha uu istaahilo
$39
Size
5.4 MB
Length
140 pages
Copy product URL

Ratings

5
(1 rating)
5 stars
100%
4 stars
0%
3 stars
0%
2 stars
0%
1 star
0%