Profile PictureMaxamed Jaarlees

Waxaan ahay suuqgeeye internet oo shantii sano ee u danbaysay, ku dhex jiray shaqooyin kala duwan oo online-ka ah. Ugu danbayn waxa aan shaqadayda ku soo kordhiyay, in aan u faa'ideeyo dadkayga Soomaaliyeed ee danaynaya in ay ka shaqaystaan online-ka. Soo dhawaada asxaabta.